About Us
Our story
Maalsan Academy waa madal waxbarasho online ah oo lagu barto sidi aad ganacsi faaido leh uga sameeyn leheyd internetka dhexdiisa ganacsigaas oo lagu magacaabo affiliate marketing. wuxuuna fursad usiinayaa ardayda markey bartaan xirfadaan iney isla markii bilaabi karaan qaab eey ku kasban karaan dhaqaale ayago kusoo biiraayo affiliate program keena.

Shafi'i Abdirashid Mohamed
Founder and CEO

Our Mission
Ujeedadeena waa inaan barnaa dadka sideey u bilaabi lahaayeen ganacsi online ah oo faaiido leh.

We Help People
Waxaan barnaa xirfadaha shakhsiga ubaahan yahay siduu udhiso ganacsi online ah oo affiliate marketing ah.

We Do This By
Waxaan ku bixinaa hab casri ah oo online ah ayadoo aan isticmaaleyno technology aad usareeysa.